|
DalweynahaSoomaaliya (November 30, 1999 at 12:00 am)
horey ayey itoobiyaanku isugu dayeen inay barnaamijkan oo kale dadka la dhexyimaadaan.
midka hadda hadlaya ee iska dhigaya inuu taageersan yahay itoobiyaanka ayaa beri xamadda wuxuu ku ridi isla itoobiyaanka amxaarada iyo tigreega ah. haddaba, soomaali nin la yiraahdo RICHARD BURTON oo muddo ku dhexnoolaa ayaa ka sheekeeyey isaga oo soo xiganaya hadal Sayid Maxamed yiri, wuxuuna yiri "soomaali mid kaa jira iyo mid kula jira kala saari waa kuu wada soofeysanayaan mindi". marka tii ayaa taagan
generalwow (November 30, 1999 at 12:00 am)
hal xabo oo canjeero xabashi ah baa lagu laaluushay, marka waaba suuxay oo qiiro ayaaba saaqday, wuxuuba ilaaway in dagaalka hadda itoobiya lagu hayo yahay mid kumanaan sano socday. war doqonku miyuusan ogeyn in amxaaro ay la mid tahay mas aad guriga soo gashatay. abeeso, rabaayad ma noqotaa??? waa maya, amxaarak iyo itoobiyaankuba waa la mid oo waa sun aan badhax noqon karin.
guul soomaaliya
guul ogaadeenya
guul kacdoonka
lazy9111 (November 30, 1999 at 12:00 am)
ONLF ANOOLAATO
aamusane3 (November 30, 1999 at 12:00 am)
halkani ma khayriyada dabaqoodhigaa.
gurmad911 (November 30, 1999 at 12:00 am)
Acuudi Billaahi Mina Shaytaani Rajiim!!! Waraa gobinimo2007 Rabiga ku abuurtay kabaq oo beenta aad faafinaysid ee dadkaaga ka soo horjeeda jooji, mida kale Gaalada aad daboqoodhiga aad u tahay MA JANADII FARDOWSAY KU GEENAYAAN.......WAXAAN HUBAA IN NINKII MUSLIM AH DAKIISA IYO DIINTIISA KA BEEN SHEEGA IN UU JAXIIMA GALI, MIDA KALE CARUUR AAN WALI ILKA DHACSAN BAAD GANJEELADA KU SOO OODEEN OOD KA DHIGAYSAAN SHACABKA OGADENIA.....CEEB....CEEB CALEEK wallahi wax lagu jano tago ayaad istaahishaa!!!
quuqle23 (November 30, 1999 at 12:00 am)
idiot the guy is bulshit any1 with sense can
understand that his speech is based on biased trying to protect the ethipian gov"t
hypocrite,embacile arogant
trazier7 (November 30, 1999 at 12:00 am)
Iimaanka lagaa qaad, war waxani muuxuu ahaa, caano iyo nabadba ha maalin.
Ethiopia ILaahay ha burburiyo.
ONLF wixii ka khaldama Somalida ayaa inay saxdo looga fadhiyee ee maxaa Ethiopia meesha keenay.
isman5880 (November 30, 1999 at 12:00 am)
ONLF ogadeen waa dhibateyeen adunkina waa ka rebeen ee ilahay kaka qabto
keyse8484 (November 30, 1999 at 12:00 am)
axmaq axmaq dhalay, war wuxu doqonsanaa, iimaanka alla kaa qaad
kadafee19 (November 30, 1999 at 12:00 am)
i wish i could put my hands on him id would cut his head off |